contact@Sombriidge.edu.so +252 614464770

Blog

Somali teacher’s Day 21 November

Maalinta_Macalinka_Soomaaliyeed By Eng Dada | Posted on: 11/24/2023 Jaamacadda Sombridge waxay u hambalyayneysaa dhammaan Macalamiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Munaasabadda Maamuuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 𝟐𝟏𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫. Hambalyo Hambalyo.