Maalinta_Macalinka_Soomaaliyeed
By Eng Dada | Posted on: 11/24/2023
Jaamacadda Sombridge waxay u hambalyayneysaa dhammaan Macalamiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan Munaasabadda Maamuuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 𝟐𝟏𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫.
Hambalyo Hambalyo.